Congresska Maraykanka oo meel mariyey sharci uu diidanaa Madaxweyne Trump

Aqalka Congresska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump ku joojiyey hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas. Hindise sharciyeedkan ku kacaya $740 bilyan oo doolar ayaa waxaa lagu maalgelinayaa siyaasadda gaashaandhigga Mareykanka ee sanadka soo socda. Mr Trump, oo todobaadyo gudahood ku bannaynaya xafiiska, ayaa diiday qeyb ka mid ah … Continue reading Congresska Maraykanka oo meel mariyey sharci uu diidanaa Madaxweyne Trump